Muxuu Deni kala hadlay saraakiisha laamaha amniga Puntland? (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada Amniga Puntland, Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Amniga, xubno ka mid ah Golaha Wasiirada iyo Saraakiisha Ciidamada kala duwan ee Puntland. Deni ayaa ku boggaadiyay Ciidamada Puntland sida ay marwalbo heegan ugu yihiin ka shaqeynta Amniga, Guulaha laga gaaray wax loogu yeeray … Continue reading Muxuu Deni kala hadlay saraakiisha laamaha amniga Puntland? (Sawirro)